Baro Diinta - Diintaada u baro si fudud!
بارشادا دينتا واجيب ساران قوف كاستا أو مسلم آه.
Baro diintada Islaamka oo aad si fudud uga faa’iidayso barnaamijkan bilaashka ah.
Casharada waxaa aqrinaayo الشيخ جمال الشيخ ماكساميد نور قوي – Ilaahey ha xafido.
Waxyaalaha ku jira waxaa ka mid ah:
- تفسيركا قرآنكا
- Duruus kutub silsilad ah oo ku tacaluqa Tawxiidka، Dahaarada، Salaada وZakada
- Duruus u duuban sida su’aalo iyo Jawaabo
- Muxaadarooyin ka hadlaayo mawduucyo muhiim ah
تاريخ التحديث
25/07/2025