Baro Diinta - Diintaada u baro si fudud!
Barashada diinta waa waajib saran qof kasta oo мюсюлманин ах.
Baro diintada Islaamka oo aad si fudud uga faa’iidayso barnaamijkan bilaashka ah.
Casharada waxaa aqrinaayo Sheekh Jamaal Sheekh Maxamed Nuur Qawi – Ilaahey ha xafido.
Waxyaalaha ku jira waxaa ka mid ah:
- Тафсиирка Коранка
- Duruus kutub silsilad ah oo ku tacaluqa Tawxiidka, Dahaarada, Salaada & Zakada
- Duruus u duuban sida su’aalo iyo jawaabo
- Muxaadarooyin ka hadlaayo mawduucyo muhiim ah
Актуализирано на
25.07.2025 г.