Baro Diinta - Diintaada u baro si fudud!
Барашада диинта уа уаджиб саран қоф каста оо муслим ах.
Baro diintada Islamka oo aad si fudud uga faa’iidayso barnaamijkan bilaashka ah.
Casharada waxaa aqrinaayo Sheekh Jamaal Sheekh Maxamed Nuur Qawi – Ilaahey ha xafido.
Waxyaalaha ku jira waxaa ka mid ah:
- Тафсиирка Құранка
- Duruus kutub silsilad ah oo ku tacaluqa Tawxiidka, Dahaarada, Salaada & Zakada
- Duruus u duuban sida su’aalo iyo jawaabo
- Muxaadarooyin ka hadlaayo mawduucyo muhiim ah
Жаңартылған күні
2025 ж. 25 шіл.