Baro Diinta - Diintaada u baro si fudud!
Barashada diinta waa waajib saran qof kasta oo muslim ah.
Baro diintada Islaamka oo aad si fudud uga faa'iidayso barnaamijkan bilaashka ah ។
Casharada waxaa aqrinaayo Sheekh Jamaal Sheekh Maxamed Nuur Qawi – Ilaahey ha xafido ។
Waxyaalaha ku jira waxaa ka mid ah:
- Tafsiirka Qur'aanka
- Duruus kutub silsilad ah oo ku tacaluqa Tawxiidka, Dahaarada, Salaada & Zakada
- Duruus u duuban sida su'aalo iyo jawaabo
- Muxaadarooyin ka hadlaayo mawduucyo muhiim ah
បានដំឡើងកំណែនៅ
25 កក្កដា 2025