Baro Diinta - Diintaada u baro si fudud!
Barashada diinta ua uaxhib saran qof kasta oo musliman ah.
Baro diintada Islaamka oo aad si fudud uga faa’iidayso barnaamijkan bilaashka ah.
Casharada waxaa aqrinaayo Sheekh Jamaal Sheekh Maxamed Nuur Qawi – Ilaahey ha xafido.
Waxyaalaha ku jira waxaa ka mid ah:
- Tefsiirka Kur’anka
- Duruus kutub silsilad ah oo ku tacaluqa Tawxiidka, Dahaarada, Salaada & Zakada
- Duruus u duuban sida su’aalo iyo jawaabo
- Muxaadarooyin ka hadlaayo mawduucyo muhiim ah
Përditësuar më
25 korr 2025