Baro Diinta - Diintaada u baro si fudud!
Barashada diinta waa waajib saran qof kasta oo người Hồi giáo ah.
Baro diintada Islaamka oo aad si fudud uga faa’iidayso barnaamijkan bilaashka ah.
Casharada sápaa aqrinaayo Sheekh Jamaal Sheekh Maxamed Nuur Qawi – Ilaahey ha xafido.
Waxyaalaha ku jira sápaa ka mid ah:
- Tafsiirka Qur'aanka
- Duruus kutub silsilad ah oo ku tacaluqa Tawxiidka, Dahaarada, Salaada & Zakada
- Duruus u duuban sida su'aalo iyo Jawaabo
- Muxaadarooyin ka hadlaayo mawduucyo muhiim ah
Lần cập nhật gần đây nhất
25 thg 7, 2025