Baro Diinta - Diintaada u baro si fudud!
Barashada diinta waa waajib saran qof kasta oo muslim ah.
Baro diintada Islaamka oo aad si fudud uga faa’iidayso barnaamijkan bilaashka ah.
Casharada waxaa aqrinaayo Sheekh Jamaal Sheekh Maxamed Nuur Qawi – Ilaahey ha xafido.
Waxyaalaha ku jira waxaa ka mid ah:
- Tafsiirka Qur’aanka
- Duruus kutub silsilad ah oo ku tacaluqa Tawxiidka, Dahaarada, Salaada & Zakada
- Duruus u duuban sida su’aalo iyo jawaabo
- Muxaadarooyin ka hadlaayo mawduucyo muhiim ah